Nash
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meesha madaxa carruurta kol dhow dhalatay xaggiisa sare ku taal ee boodboodda; nasiso. ld nashley, nashnashley, nasin, nasiso¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nash ↴
jabaq | naashnaash | naashnaash | naashnaashan | naashnaashi | naashnaashi | naashnaashid | naashnaashin | naashnaashis | naashnaashnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg