Nashnaash
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Sii qurxinta wax hore u jiray sida dhismo, farsamo iwm. 2. Inta lagu kordhiyo hadal hore murtidiisa loo yiri. ld naashnaash¹.
Nashnaash
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)1. Dhismo, farsamo iwm qurxin. 2. Hadal murtidiisa hore loo yiri wax ku darid. ld naashnaash².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nashnaash ↴
naashnaash | naashnaash | naashnaashan | naashnaashi | naashnaashi | naashnaashid | naashnaashin | naashnaashis | naashnaashnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg