Nasiso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld nash.

Nasiso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Nafley nasiino siisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nasiso

nash | nasisasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg