Nastahan

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

N. ah: dhib yar oo aan shiddo badnayn (qof).

Nastahan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)

Qof nastahan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nastahan

nastahanaan | nastahanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg