Nax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xtay; -nixi)1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof wax wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nax ↴
aabo | haamanad | ibriiq | icraab | icraab | jaa'ir | laayaan | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg