Nayaayiro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dareen farxad leh oo qofka ku dhaliya furfurnaan dheeraad ah. 2. Rajo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nayaayiro ↴
farax | maradhaami | maradhaamo | nayaayiraysan | nayaayiroo | nayaayirood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg