Neecow badeed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Sarraynta/hoseynta socodka hawada ka timaada badda ee u socota beriga ee ay sababtay kala duwanaanta heerkulka. Maalintii kulaylka berrigu wuxuu keenaa in hawadu kor u kacdo, hawada badduna halkeedii ayey beddeshaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neecow badeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg