Neef-qaadasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-faf ..., m.dh)

(c.nafl.) Qaadashada hawo ama neefo kale, kuwaas oo ballaadhiya sambabada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neef-qaadasho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg