Neefsasho ogsajiin la'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Nooc ka mid ah neefsashada oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohaydraytyada) ay qayb ahaan u ogsidhooban iyagoo sii daynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad ogsajiin aan u baahnayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neefsasho ogsajiin la' ↴
neefsasho ogsajiin la' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg