Neeuroosis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.naf.) Cudur dhimireed lagu yaqaan isbeddel xagga caadifiyadda taas oo keeneysa dhaqan iyo hab fakar duwan oo qofka silciya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neeuroosis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg