Nefis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meel aan ciriir ahayn. 2. Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.

Nefis

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Hawl muddo yar ka nasasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nefis

nafis | nefisid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg