Neg

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gaa, -gayd)

1. Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho. 2. Wax socdaal ka baaqday ahaansho. 3. Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi², negi².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga neg

danabneg | dhanballan-bu'eed | footon | heer-dhul | mekaaniko | nag | nagaadi | nagaadi | nagaadin | nagaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg