Nicmeysan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nicmeysan

nicmeysnaan | nimceysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg