Nin la xoreeye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(niman ..., m.l) (taar.) Waqtiyadii hore addoonka marka la xoreeyo, beertiisa wuu falan jirey xorna wuu ahaa; xoryeel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nin la xoreeye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg