Nirgadhoob

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Cayayaan duula oo hinjibisada u eg oo derbiyada, laamaha geedaha iwm ku dhista buulal dhoobo ah. ld nirgasamays.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nirgadhoob

diirdiir | nirgasamays |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg