Nishaabtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld niishaabtan 1. Tartan dadku ku tartamaan shiishka. 2. ld nishaabtamid.

Nishaabtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Shiish ku tartamid. 2. Shiish u tababarasho. ld niishaabtan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nishaabtan ↴

niishaabtan | nishaabtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg