Niyajab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.
Niyajab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab², niyadjab².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niyajab ↴
nafsadjab | nafsadjab | niyadjab | niyadjab | niyadjabsan | niyadjabsanaan | niyadjabsanaansho | niyajabsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg