niyaxumow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maaday, -maatay)

1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyaxumow

niyadxumow
[Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)

ld niyaxumow.

niyaxumaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]

eeg niyaxumow. ld niyaxumaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg