nofembar
(m.l)

ld noofembar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nofembar

noofember
[m.l]

Bisha kow iyo tobnaad ee sannadka miilaadiga ah. ld nofembar.

wajiine
[m.l]

Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg