nolol-maalmeed
(m.l)

Dhaqaale qofka baahidiisa ku filan muddo 24 saac ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nolol-maalmeed

dulugle
[Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]

D. ah: qof cayr ah aan hoy lahayn oo nolol-maalmeedkiisa socod ku raadsada.

duluglee
[Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)

Qof cayr ah, aan hoy lahayn nolol-maalmeedkiisa socod ku raadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg