nololey
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)Qaybta ka mid ah oogada dhulka iyo gibilkiisa ee ay nafleydu ku noolaan karto, amase, ay nafleydu ku nooshahay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nololey ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg