nuguur
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)

Dabeecad; akhlaaq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuguur

fackaallo
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]

Qof nuguur ama dabeecad xun oo aan lala dhaqmi karin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg