nuuggan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Neef caano laga nuugay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuggan ↴
nuugganaan
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nuuggan. ld nuugganaansho.
nuugganaansho
[Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nuugganaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg