nuuni
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Fikrad, cilmi, suugaan iwm curin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuni ↴
ganuuni
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Haan, dhiil iwm haruub ku dabooli.
ganuunin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ganuuni. ld ganuuni.
ganuunis
[m.l]
ld ganuuni.
hanuuni
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid dawga san ku toosin. 2. Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin. 3. Cid meel aanay garanayn tusid.
hanuunid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg hanuun³.
hanuunin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg hanuuni. ld hanuunis.
hanuunis
[m.l]
ld hanuunin.
hanuuniye
[m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof wax hanuuniya.
junuunid
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld jinaabid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg