nuuriyo
(Magac Dheddig ah | Feminine Noun)ld nuurad¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuriyo ↴
nuurad
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun] (-do, m.l)
Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg