nuxus
(m.l)

ld nuxuus¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxus

naxas
[m.l] (-syo, m.dh)

Maalin ama waqti nuxus ah. ld naxsi².

nuxuus
[m.l] (-syo, m.dh)

1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg