nuxuus
(m.l) (-syo, m.dh)1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.
nuxuus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxuus ↴
naxuus
[m.l]
ld nuxuus¹.
naxuus
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
ld nuxuus².
naxuusi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nuxuusi.
naxuusid
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld nuxuusid.
naxuusin
[Magac Dheddig ah | Feminine Noun]
ld nuxuusin.
nuxus
[m.l]
ld nuxuus¹.
nuxuusi
[Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax daciif ka dhigid. ld naxuusi.
nuxuusid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nuxuus². ld naxuusid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg