Oday
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yaal, m.l/dh)1. Nin da' weyn; duq;waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas. duq, waayeel, masuul, xilkas
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oday ↴
odayee | odayeyn | odaynnimo | odayoobid | odayow | odaytinnimo | oodayn | ooysin | bash |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg