Ogsoonow

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Arrin xogteeda wax la socda noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ogsoonow

ogsoonaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg