Onkod

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.

Onkod

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga onkod

onkodid | unkod | baraf-dhagax | duufaan-onkodle | hanqar | toornaado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg