Ontor

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ur qurmuun oo ka soo baxda wax qurmay.

Ontor

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax qurmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ontor

ontorid | ontorro | hontorro | kontorool | kontorool | kontoroolan | kontoroolasho | kontoroolid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg