Oodafo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro. 2. Aflagaaddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oodafo ↴
afyaal | dhacan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg