Dhacan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-cmo, m.l)

Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.

Dhacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

La dhacay; xoolihii laga qaaday.

Dhacan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Qof la dhacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacan

burcad | dhacmid | dhacnaan | qaldhacan | Iswiidhan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg