Ooddin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ooddin

faalaxgooddin | nabar | falaxgooddin | foolaxgooddin | gooddin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg