Oofwareen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oofwareen ↴
qaarjeex | jeeniwareen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg