Oomaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Kul badan. 2. Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.
Oomaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Kul badan ku gubasho. 2. Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oomaar ↴
oomaari | oomaarid | oomaarin | doomaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg