Oomi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Nafley biyo u diidid. 2. Cid hadal badan ku daalin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oomi

ebyoomid | kaadi-ku-ceshoomid | kaaftoomid | laalacshoomid | ohoomi | ohoomin | oomid | oomin | oomiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg