Oommane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)1. Meel aan biyo lahayn. 2. O. ah: dhaan aan gaarin biyihii meesha uu ka heli lahaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oommane ↴
omos | oomasoore | kharfo | qorfo | sool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg