oommanow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Nalfey wax oon haayo noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oommanow ↴
oommanoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oommanow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg