Oordinayt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(xis.) Kulanka-y oo barbarro ahaan loogu cabbiro dhidibka-y ee ku yaalla habdhiska kulannada kaartis (Barbardhig Absiisa).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oordinayt ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg