Ooryawalaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ooryawalaal

ooryawalaaloobid | ooryawalaalow | ooryowalaal | ooryowalaaloobid | ooryowalaalow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg