Oosayt

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(baay.) Unug taran laga helo ugxansidaha xilliga oojiniisiska. Waxay ka timaadaa korriinka oogooniyamka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oosayt

liyuukoosayt |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg