Or
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (orar, m.l)Cod wada jir ah oo dad meel fog jooga ka yeera.
Or
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (orar, m.l)1. Dhar; maro. 2. Calal. 3. Bulka cawsa meyrada.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

