Orgobbe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

1. Shabeel lab oo qooqan oo dad cun ah. 2. Qof dhaqan bahal leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga orgobbe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg