Qaablaawe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Aan qaab lahayn (wax). 2. Q. ah: qof aan hab wanaagsan u dhaqmin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaablaawe ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

