Qaaddac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dici)1. Wax diidid. 2. Xiriir goyn. 3. Dhagax lagu huufayo dhagax kale ku dhufasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaaddac ↴
qaaddacaad | qaaddicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg