Qaaddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof aan maskaxdiisu dhammeyn ahaansho; derderan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaaddan

qaaddanaan | qaaddanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg