qaaddiro
(m.dh)

Caajis, daal iyo hurdo la'aan ka yimaada cunidda qaadka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaddiro

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg