qaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

ld qaaliyee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalee

qaaliyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Wax qaali ka dhigid. ld qaalee.

dhaqaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Hanti tashiilid. 2. Wax daryeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg