Qaamuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaamuus

Qaamuuska |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg